Wararka
ID: GG-4246
October 27, 2026
3 daqiiqo akhris
Qoraa: Newsroom
•
3 daqiiqo akhris
Xaflad Muqdisho ka dhacday oo lagu xusay dhammaadka UNTMIS Soomaaliya
Xafladda dhammaadka hawlgalka siyaasadda ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii lagu qabtay Muqdisho. Awoodda UNTMIS waxay dhammaanaysaa Sabtida 31 Oktoobar 2026.