Wararka
ID: GG-4503
2 maalin ka hor
3 daqiiqo akhris
Qoraa: Newsroom
•
3 daqiiqo akhris
Maraykanka oo sheegay inuu taageeri doono cusbooneysiinta hal sano ee UNSOS iyo AUSSOM
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa u sheegtay AFP inay taageeri doonto cusbooneysiin hal sano ah oo mandaydka UNSOS iyo AUSSOM. Waa mowqifka saddexaad ee Washington sannadkan.